Sidee shacabka Muqdisho ugu diyaar garoobeen soo dhoweynta Munaasabada Ciidul adxaa?

Iyadoo maalinta beri ah oo Talaado ah ay ku beegan tahay Munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee ay leeyihiin dadka muslimiinta ah ayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo guudnahaan Somalia waxay diyaar-garowgii ugu dambeeyey ugu jiraan dabaaldega maalintaasi. Dadka inta awooda u leh waxay ku mashquulsan yihiin sidii … Continue reading Sidee shacabka Muqdisho ugu diyaar garoobeen soo dhoweynta Munaasabada Ciidul adxaa?